Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka, isagoo Ra’iisul wasaare...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka Geeddi-socodka Dhab-u-heshiinta iyo is-dhaxgalka Bulshada Galmudug oo ay...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha Garoonka...
Wasiirka Gaashaadhigga Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kula la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge iyo...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ahna Wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Mudane Ilyaas Shiikh Cumar iyo wefdi uu...
Waxaa maanta Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool waxaa si rasmi ah uga billaawday indha fiiqis lacag la'aan ah oo loogu...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Ahmed Farax ayaa maanta mas’uuliyiinta Hay’adda Valar la qaatay kulan...
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kormeertay Xarunta MCHka...
Madaxwene ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Puntland. Shirkan...
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiisha degmada Baladxaawo oo horay...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho