Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah ayaa ku dhintay dab ka kacay guri dabaq ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Gaarka ee...
Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal ayaa shaaciyey in ay gacanta ku soo dhigeen ilaa afar qof oo saddex dumar ay yihiin,...
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa mar kale ciidamada Qaranka uga digay inay ku milmaan ama loo adeegsado...
Xildhibaan Maxamuud Dini oo ka mida mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa mudooyinkii danbe isaga iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Galmudug waxa ay...
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya lagu qabtay Shirka Amniga oo shir Guddoomiyey Wasiirka...
Shir ay isugu yimaadeen xubnaha Guddiga ka jawaabista Abaaraha ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ugu hadleen xaaladaha abaarta dalka...
Ciidamada Booliska Saldhigga Dagmada Howlwadaag ee Gobalka Banaadir ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadda Tookiyo ee Dagamada Howlwadaag kadib markii...
Roobab ka da’ay koonfur bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho