Munaasabadaan ayaa Deeq Daawooyin ah lagu Gudoonsiinayey qaarka mid ah Xarumaha Caafimaadaka ee Degmooyinka Gobolka Banaaadir ee XamarJajab, Yaaqshiid, Dharkeynley...
Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay in ka badan toban kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii bas...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe, Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si wayn loogu soo dhoweeyay Magaalada...
Afar Nin oo walaalo ahaa ayaa isku mar ku geeriyooday ceel biyood ay ku dhaceen, kaas oo ku yaalla tuulada...
Dowladda Mareykan ayaa ugu baaqday Kuuriyada Waqooyi inay ka waantowdo ficillada sii kordhaya ee meesha ka saari karo wadahadalada iyo...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti uu hoggaaminaayey oo uu ka mid...
Waxaa xaqiiqo ah in Caalamka uu yahay mid loo asteeyay Aadanaha oo loogu talagalay in ay ka helaan adeegyada aasaasiga...
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira...
Hoggaamiyeyaasha dalalka ugu dhaqaalaha weyn ee ku bahoobay G20 ayaa mar kale xaqiijiyey go'aankooda ah in gargaar bani’aadamnimo la gaarsiiyo...
Waxaa Maalmahan Shirar is daba joog ah uga socday Xaruunta Dhexe ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Magaalada Jidda Dalka...
Dowladda Mareykanka ayaa cadeysay in aysan waxba iska badalin siyaasaddeeda ku aaddan Soomaaliya, isla markaana si buuxda u taageersan tahay...
Magaalooyinka waaweyn ee dalka waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo damaca gurracan ee Israa’iil ay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah...
Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan taageerada buuxda ee midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho