Ra’iisul WasaarahaXukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dilay ugu yaraan sagaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo saakay weerar gaadmo ah ku qaaday...
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay Madaxweyne Farmaajo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeyi Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda. Taliyaha oo...
Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa soo bandhigtay nidaamka casriyaynta Furdooyinka Soomaaliya ee SOMCAS, kaasi oo ku saabsan xeerarka iyo nidaamka kastamka...
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamuka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Cabduqadir Maxamed Maxamuud...
Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sidoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa maanta magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay ku soo bandhigay lix...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddada...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho