Dad gaaraya 39 qof ayaa ku dhintay 70 kalena way ku dhaawacmeen dab ka kacay doon ay saarnayeen oo ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay xubno matalaya Midowga Musharraxiinta oo ay ka...
Shirkadaha diyaaradaha Adduunka ayaa baajiyay in ka badan 4,500 duullimaad , dhamaadka Todobaadkii tagay, iyadoo laga cabsi qabo mowjado isa...
Saraakiisha Ciidamada ammaanka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa ka hadlay howlgalada lagu xaqiijinayo amniga ee ka socda magaalada Jowhar ee xarunta...
Ka hor inta aysan bilaaban banaanbaxyo ay ku dhawaaqeen Kooxaha isbadal doonka oo lagu diidan yahay heshiiskii siyaasadeed ee dhawaan...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Cabdulqaadir...
Af-hayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan, oo u waramay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey munaasabadda sanad-guurada 78-aad ee...
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT waxay halkan kusoo gudbinayaan Guddiyada xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah ee...
Marxuum Sheekh Maxamed Xasan, oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed eek u nool dalka Mareykanka ayaa meydkiisa oo gaari ku...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay waddooyinka soo gala Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose....
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho