Guddiga heer Qaran ee u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee golayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Ilyas Cali Nuur ayaa Magacaabay Agaasimaha guud ee...
Gaashaanle Sare Saciid Nuur Shire Taliyaha Ciidamada difaaca dawlad Goboleedka Puntland ee silsilada Golis, ayaa kormeer shaqo ku taggay qaar...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku ammaanay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi tayaynta...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka Hay'adda...
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa xarumaha waxbarashada ee Mu'asasada Amal gaarsiiyay agabka looga hor tago...
Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, u magacaabay dalka Yeman ayaa sheegay in waddanka ugu saboolsan Carabta ay...
Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa hadalkan ka sheegay mar uu ka qayb galayay shir ay soo...
Wargeyska The New York Times ayaa Jimcihii shalay daabacday war ka hor imaanaya warbixintii Ciidamada Mareykanka ee ku saabsaneed duqeyntii...
20-sano ka hor maanta oo kale 11-kii bishii September sanadkii 2001-dii waxaa dhacay weerarradii lagu begsaday daarihii mataanaha ahaa ee...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho