Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo uu hogaaminayay Guddoomiye Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta qaabilay xubno ka socday xafiiska Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga uu hogaaminayo iyo madaxda hay’adda GPE ayaa shir hadda...
Ilyaas Badal Gabboose ayaa noqday musharixii ugu horeeyay ee qaata shahaaddada musharaxnimada Golaha Aqalka Sare. Diiwaan gelinta musharixiinta doorashada Aqalka...
Wafdiga soo gaaray magaalada Xudur ayaa hogaaminaya Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdinaasir Cabdi...
Danjire Cawaale Cali Kullane oo la kulmay madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi ayaa waxa ay ka wada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo habka fogaan aragga kulan kula yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha...
Tababarka aqoon isweydaarsiga oo muddo saddax maalin ah ka socon doono magaalada Baydhabo Waxaa si wadajir ah u soo qaban...
Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo...
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa Arbacadan maanta ah la kulmaya dhigiisa dalka India ka hor kulan oo la...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho