Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer ku tagay deegaanka Jaziira ee...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta oo Arbaco ah safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu yimid Aqalka Cad ku...
Munaasabad kooban oo lagu dahfurayay siminaar ku saabsan wacyigalinta ka hortaga fikirka xagjirka ah ayaa loo furay qaar ka mid...
Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xubnaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo...
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta kulan looga hadlayay taakuleynta Ciidamada qalabka sida la qaatay hay’adda...
Ciidanka Xooggga dalka Qeybta 27-aad, ayaa howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo argagisada Al shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka...
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda,...
Wasaaradda Arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah kooxda Daalibaan ay waqooyiga gobolka Baghlan, ku dileen Toban...
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada...
Shirkii labaad ee Madasha Muuqaalka Cimilada Qaranka (NCOF) ayaa la qabtay intii u dhexeysay 07-08 Juun 2021 oo ay soo...
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO(Addis-Ababa):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho