Xubnaha Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleedka Galmudug oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gudigga Mudane Maxamed Daahir Guuleed ayaa goordhaw gaarey...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar kulan...
Shirka Madasha Garsoorka gobolka Banaadir oo maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho, waxaa diiradda lagu saarayaa sidii loo horumarin lahaa...
Dadka ku dhaqan tuulada Jiidoow oo hoos tagta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa si weyn isaga caabbiyay isku...
Turkiga iyo Israel ayaa ku heshiiyay in ay xoojiyaan xiriirka diblomaasiyadda ka dib markii wada hadal naadir ah oo dhanka...
Is-afgaradka Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shir muddo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta u soo xiray tababar...
Madaxweynaha Dawladda South Sudan Salva Kiir Mayardit ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoomay safiirka cusub ee Dawladda Soomaaliya...
Garoonka diyaaradaha Degmada Xudur ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday dhismaha garoonka oo noqonaysa tii ugu horeysay ee...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho