Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay falkii argagixisanimo ee caawa fiidkii uu dhagarqabe ka tirsan...
Qof Nafti halige ah ayaa isku qarxiyay goob maqaaxi ah oo ay ku shaahiyaynayeen dad rayid ah, halkaasi oo ay...
Xulka kubadda cagta ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa gaartay kama danbeysta tartanka Wasaaradaha oo si habsami leh ugu...
Seddex horjooge iyo in ka badan 116 dhagar qabe oo ka tirsan argagixisada Al-shabaab ayaa lagu dilay degmadda Awdheegle ee...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Aadan Cabdinaasir Macallin ayaa kulan la qaatay guddiga...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abuukar Cismaan Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in uu...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi oo Goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay dagaalkii saaka ka...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ahna guddoomiyaha guddiga dibu-habaynta Ciidamada Puntland Xasan Shire Cabdi(Abgaal) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xerada Abqaale ee...
Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in Ciidanka Booliska ay ku guuleysteen soo qabashada Ragg...
Wasaaradda Gaashaandhigga Afgaanistan ayaa ku dhawaaqday dilka 26 Maleesha Daalibaan ah, oo ay ku jiraan 3 hoggaamiye, intii lagu jiray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bartiisa qoraal uu soo dhigay ku bogaadiyey kulankii maanta. Waxaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho