Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya waxa ay rajo wanaag u muujineysaa dhiggeeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa soo gabagabaysay Kulanka Qaran ee Xiriirinta Dowladdaha Hoose oo sanadkiiba la qabto...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Ssoomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa maanta furay kulan hordhac u ah...
Maxkamadda degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa u yeereysa Sahra Xasan Xuseen oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalka...
Wasiirka Amniga dawlad goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) ayaa kormeer uu ugu kuur galayay xaaladda iyo habsami u...
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ...
Guddoomiye Ku Xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka dowladda Ugandha...
Masuuliyiin ka socda Cutubka ciidamada Talyaaniga ee taakuleynta iyo wadashaqeynta shacabka oo saaka soo booqday xarunta Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka...
Golaha Hirgalinta iyo Ansixinta Dastuurka Liibiya ayaa howlgalka Qaramada Midoobay waxay ku eedeeyeen inuu jabiyey khariidada waddanka iyo arrimaha madax...
Wasaaradda Gargaarka XFS ayaa deeq raashiin waxa ay kasoo dajisay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar waxaana ka faaideesan doona qooysaskii ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho