Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa sheegay in aysan cid gaar ah u xirnayn keenista...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo booqasho rasmi ah oo saddex maalmood ah...
Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir oo ka hadlayay heerka uu marayo dhismaha laamiga ee isku xira Shabeelle ilaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta...
Maamulka Degmada Hodon oo kaashanaya Waaxaha Gaadiiidka iyo Nadaafadda Dowladda Hoose ee Xamar iyo Shirkadaha Nadaafada ayaa Olole Nadaafadeed ka...
Dowlad Goboleedka Jubaland waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa guud ahaan reer Jubaland geerida naxdin leh ee ku timid marxuum...
Wasaaradda qorsheynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda Soomaaliya ayaa dib u eegista muddada dhexe ee qorshaha hay’adda Cunatada Aduunka (WPP-Soomaliya)...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay xogo muhiim ah ku heshay in hay’ado ajanebi ah, waddamo shisheeye iyo dad Soomaali ah...
DFS waxay cadaynaysaa in Jabhaddii fallaagada ahayd ee ay soo hubaysay Dowladda Kenya oo caawa u soo tallowday xuduudda Soomaaliya...
Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Faarax Sheikh Cabdulqaadir Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ahna Wasiirka Waxbarashada XFS, kaasoo farriin...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa maanta kormeer shaqo ku...
RADIO MUQDISHO(JUBBADA DHEXE):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku hawlanaa, fulinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho