Xafladda lagu abaalmarinayo tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka ayaa ka socoto maagaalada Muqdisho. Munaasabadda oo ay soo qaban...
Magaalada xudur ayaa markale maanta waxa lagu tukaday salaad roob-doon oo alle looga baryayo nimcadiisa, xilligaan oo guga wali sifiican...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaddd Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray qoraal uu ku shaaciyey goorta ay dib u bilaabanayaan...
Wasiiru-dowlaha arrimaha debadda XFS Balal Cusmaan ayaa ka qeybgalay shir gaar ah oo guddiga fulinta ururka iskaashiga Islaamka heer wasiir...
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir mudane Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay...
Madaxweynaha Pakistaan Caarif Calawi ayaa ku tilmaamay waxa socda Falastiin xadgudub iyo arxan darro ay sameyneyso Israa’iil. Madaxweynaha Pakistaan ayaa...
Haddal uu ka jeediyay xoghayaha ururka iskaashiga islaamka mudane Yuusuf Al-Cuthaymiin kulanka Wasiirada arrimaha dibadda ee ururkaas ayuu ku canbaareeyay...
Diyaaradaha caalamiga ayaa hakiyay duulimaadyadoodii ay ku tegi lahaayeen garoonka diyaaradaha Israel ee Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv. Gantaalaha...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho