Ugu yaraan 20 carruur ah oo ka soo jeeday qooysas danyar ah ayaa geeriyooday, kaddib markii uu dab qabsaday Iskuul...
Safiirka Shiinaha, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka ayaa si toos ah Maanta u daahfuray,...
Xilli ay xiisad ka taagan tahay Khilaafka Biyo-xireenka wabiga Niil, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Sudan, Cabdalla Xamduuk, waxa uu ugu baaqay...
Ilaaladda Xeebaha Turkiga, ayaa badbaadiyay 117 qof magangalyo doon ah kuwaas oo dul sabaynayey biyaha Badweynta “Aegean see.” meel ka...
Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in 1,860 qof oo ka qaxay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalka Daarfuur ee Suudaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Saamix Shukri oo khadka taleefanka kula xiriiray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutierrez, ayaa ka...
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan. Bayaan kasoo baxay safaaradda...
Sida laga soo xigtay warbaahinta Lubnaan iyo Israa’iil, Markab laga leeyahay Isra’iil ayaa lagu weeraray gacanka Beershiya gaar ahaan xeebta...
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filaya in uu ku dhawaaqo xilliga Ciidamadda Maraykanka ay kasoo baxayaan dalka Afghanistaan. Saraakiisha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho