Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho ugu tegey ciidamadii naftood hurayaasha ahaa ee ku...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ahna Musharrax Xuseen...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 125...
18 qof ayaa ku dhimatay, 54 qof oo kalena waa ku dhaawacmeen dagaal qabiileed ka dhacay galbeedka Suudan, sida ay...
Booliska dalka Turkiga ayaa soo xiray 10 sarkaal oo howlgab ah, kadib markii ay saxiixeen warqad looga soo horjeedo in...
Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo dadaal aad u weyn ugu jiray bilihii u danbeeyay sidii bulshada loogu wacyi galin...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed cabdi kaariye "QoorQoor" oo mudooyinkan danbe howlo shaqo u joogay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Dalka...
Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya u jooga Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho