Madaxweynaha la doortay ee Joe Biden ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynihii 46-aad ee dalka Maraykanka. Joe Biden ayaa xilka...
Shir looga hadlayay xoojinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan cadde oo muhiimad...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta tababar u soo xiray ciidanka Daraawiishta Galmudug ee ku...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa...
Madaxwaynaha Maraykanka ee xilka ka sii degaya Donald Trump ayaa hore u sheegay inuusan ka soo qayb geli doonin xafladdda...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay daah furka Barnaamijka kobcinta wax soo...
Khudabadda Wasiirka Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ee daahfurka mashruuca ILED qeybtiisa silsiladda wax-soosaarka iyo joogteynta...
Afhayeenka madaxtooyda dalka Zimbabwe ayaa sheegay in wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaas Sebusiso Moyo u dhintay cudurka Karoona fayras Afhayeenka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Uqeybsanaha Arrimaha Diinta...
Allah u naxariistee, danjire Cabdikariim Cali Cumar oo ahaa danjirihii hore ee Soomaaliya u qaabilsanaan jirey Mareykanka ayaa shalay galab...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho