Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindisaha dib u eegista iyo kaabista sharciga xisbiyada siyaasadda. Xildhibaannada...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta codka aqlabiyad leh ku ansaxiyay xubin ka mid noqonaysa Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka....
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee...
Wasaaradda Qorsheynta dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Wasaaradda Caafmaadka Hirshabeelle ku wareejisay agab caafmaad oo looga talagalay ka hortagga iyo xakameynta...
Madaxweynaha dowlad gobleedka koofur Mudane Cabdulcasiia Xasan Maxamed laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii 2-aad ku sugan magaalada xuddur...
Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u hishiisiinta ee dowladda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo maanta khudbad ka jeediyay...
Waxaa goor_dhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay kulanka koowaad kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha...
Gabadha ay walaalaha yihiin hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa door muhiim ah ka qaadaneysa olole cusub oo ka...
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulamo la qaatay masuuliyiinta maamulka gobolka Bakool, kan degmada...
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulankooda ugu horreeyay kalfadhiga 7-aad ay ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho