Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Abdinasir Yuusuf Haaji ayaa maanta garoonka diyaaradaha Jeneraal.Mohamed Abshir kula wareegay qalab caafimaad oo looga...
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 4 qof oo hor leh laga helay cudurka COVID-19, midaas oo ka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed oo goordhaw shir jiraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa Xukuumadda Soomaaliya ku amaanay dadaallada ay...
Wararka ka imaanaya dalka Canada ayaa sheegay in meel u dhaw magaalada Toronto laga helay maydka wiil Soomaali Canadian ah....
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu...
Wasiirka Wasaaradda caafimaadka xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiyo Abiikar Nuur oo ka qeyb-gashay Barnaamijka Kulanka todobaadka ee ka baxa warbaahinta...
Maxamed Nuur Cadde oo ka mid ah wiilasha ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo goordhow wareysi...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho