Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiiru dowlaha Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi , Xoghayaha...
Haweenka Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay fees maaska lagu xirto wijiga oo ay ayagau ku sameeyeen gacmahooda si looga maarmo...
Cabdiraxmaan Cali Diiriye Guddoomiyaha Gobolka Mudug ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka Gaalkacyo ee Galmudug, wuxuuna socdaalkiisu ku saabsanaa Baraarujinta...
Dowladda Soomaaliya ayaa hirgelsiay xarunta dhexe ee xiriirka oo laga hagayo, talooyina laga siinayo dadka uu soo ridanayo xanuunka COVID-19...
Guddoomiyaasha Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug Axmed Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo maanta shir ku qabtay Gaalkacyo...
Wasaaraadda Beeraha iyo waraabka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo kaashaneysa Bulshada Jowhar ayaa dib u dayactir ka billowday goobo looga cabsi qabo...
Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Covid-19 ee uu sababay Viruska Crona ayaa kor u dhaaftay 2,320,456 milyan oo dad...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si toos ah u sheegay inay qayb ka noqonayaan baaritaan lagu sameeyo cidda ka danbaysay...
Guddoomiyaasha Gobolka mudug ee Puntland iyo Galmudug Gudoomiye Axmed Muuse Nuur iyo Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo maanta shir ku...
Howlgalo ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 8-aad Qeybta 60-aad ay ka sameeyeen degaano hoosyimaado degmada diinsoor gobolka Baay ayay...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho