Wasaaradda Deegaanka, Biyaha, iyo Beeraha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa si ku meel gaar ah u qaadday cuna qabatayntii xagga...
Dr Maxmed Cali Fuje oo ay Dowlada Soomaaliya u magacaawday Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID 19, ayaa Shacabka Soomaaliyeed usoo jeediyey...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxa’d C/llaahi Salaad (Oomaar) Xildhibaanad Xamza Sheekh Xuseen waxay Tacsti tiiraanyo leh...
Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku...
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda maamulka Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahadalle (Ibraahim Dheere) ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay carruur...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo...
War-saxaaafadeed kasoo baxay wasaaradda beeraha iyo waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu digay bulshada ku nool degmada Balcad ee gobolka...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa daah-furay xarun ay ku shaqeyn doonaan guddiga Covid19 ee dowlad goboleedka...
Guddoomiyaha degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan Feysal Haajir Aadan iyo Madaxa caafimaadka degmada Dr.Sakariye Cabdirashiid Cali ayaa olole dadka looga...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho