Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa ka warbixiyay saameynta uu imtixnaadka ku yeeshey Roobabkii xalay ka da'ay magalada...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta Guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen Guddiga qabanqaabada aaska Qaran...
Heshiiskan ay kala Saxiixdeen Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxaana kulanka goobjoog...
Ilaalada Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo Toogtay Naftii halige isku dayay in uu isku dhex qarxiyo Kolonyada ilaalada Taliyaha. Qofka...
Madasha wadatashiga ka qeyb galka siyaasadda Haweenka Soomaaliyeed ayaaa ka dooday hannaanka ay u wajahayaan doorashada soo socota 2020/2021 iyo...
Waxaa lagu Guuleystay in la damiyo Dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Dhusamareb ka dib markii uu...
Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u diwaangashan. Kulanka...
Gudoomiyaha Aqalka ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku taageerayo go'aanaddii kasoo baxay Shirkii Madaxda maamul goboleedyadda dalka asagoo ku tilmaamay...
Iyadoo dhawaan dowladda Soomaaliya ay shaacisay in shaqaalaha dowladda ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodi kadib saameyntii Covid-19 ayaa waxaa dib...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland iyo Al-Shabaab oo saacadihii la soo...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho