Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta ka furmay shirka wada tashiga madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda...
Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeenta ayaa kulan lagu dardargelinayo shaqada Olalaha Isxilqan la qaatey howlwadeennada olaha isxilqaan, kaasi oo u...
Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta Taliska 27-aad ee ka howlgalla deegaannada Hirshabeelle ayaa waxay howlgal lagu xaqiijinayo amniga ka...
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Gudoomiye ku xigeenka Howlaha guud Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa...
Waa markii ugu horeysay tan iyo burburkii dowladii dhexe 30 sano kaddib ardayda ay u fariistaan imtixaanka shahaadiga ah ee...
Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug shirka wada tashiga madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda...
Howlgalkaani ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ay ku gaareen degaanka Mubaarak oo hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim “Muudey” oo shir guddoomiyay kulanka guud...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa tababbar ku saabsan dalxiiska u furay...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka waxay ku war gelinaysaa aqoonyahannada Soomaaliyeed in Hay’adda xakamaynta Ayaxa lama-degaanka ee Bariga Afrika (DLCO-EA) ay...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho