Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga yurub ee...
Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray wareegto lagu Joojinayo dhismeyaasha iyo deegaameynta Dhul-daaqsimeedka deegaannada Puntland....
Ra'iisulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga, Ra’isulwasaare...
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo axad ah shir guddoomiyay shirkii bilaha ee arrimaha...
Ciidanka Burundi oo qeyb ka ah howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM ayaa deeq Dawo ah gaarsiiyay Magaalada...
Dalka nageria ayaa laga soo warinayaa in ugu yanaa 21 qof laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii dooni ...
In ka badan 24000 oo kiis oo horleh ayaa laga diwaangaliyay 24kii saac ee la soo dhaafay taasi oo ka...
Dalka australia oo ka mid ah meelaha ugu dadka badan ku saameeyay cudurka safmarka ee covid-19 ayaa xirtay xadka ay ...
Ciidamo la qorsheynayo in ay ka mid noqdaan Ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa tababar uga furmay xerada Ciidamada dhaan karoone ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...
Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...
Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho