Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta...
Shirkii u dhexeeyay Dowladaha Afrika iyo Talyaaniga oo ay Soomaaliyan kujirto ayaa maanta lagu soo geba gebeeyay magaalada Milano ee...
Odoyaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo maalmahan shir uga socday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur...
Kulankan wacyigelinta ee dhismaha Nabadda oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka ayaa waxaa ka soo qeyb galay haween...
Kulanka wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee...
Wasiirka arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane, Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi ballaaran oo uu...
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ay wehliyeyn Wasiir ku xigeenka Dekedaha, gudoomiye ku xigeenka rugta ganacsiga, Xubno ka socday mashruuca GEEL...
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay yeeshaan kulan wadajir ah. Kulankaan oo...
Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Soomaaliya, Mudane; Saddiiq Xersi Warfaa,ayaa sheegay in Dowladda federaalku ay dedaallo lixaad leh ugu jirto...
Webiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameeyay tuulooyinka hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, taas oo saameyn ku yeelatay bulshada...
Iyadoo la fulinaayo amarka ka soo baxay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa hoggaanka Xiriirka Bulshada ee...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo shir jaraa’id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalka ka socda gobolka Shabeellaha Hoose,...
Wasiirka Caafimadka XFS Dr. Cali Xaaj oo ka qeybgalay kulanka todobaadka waraahinta qaranka ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal...
Ku xigeenka Ergayga Ruushka ee Qaramada Midoobay Dmitry Polyanskiy ayaa cambaareeyay qorshaha Golaha wasiirada Israa’iil ay ku saxiixeen in ay...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho