Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa xalay si weyn looga xusay munaasabadda 26 June oo ku beegneyd 60 guuradii...
Magaalada Jowhar ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa si weyn looga xusay munaasabadda 26-ka June oo ah maalintii ay gobollada Waqooyi...
Kulankaan oo ahaa mid loogu ducaynayay Allaha u naxariiste Agaasimahii Wakaaladda Madbacadda Qaranka Axmed Faarax Gaatamow oo ay ka qaybgaleen...
Kulanka Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Siciid Cabdulllaahi Dani oo ujeedkiisu ahaa in...
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray xornimada,...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor-dhaweyd Safar shaqo ugu amba baxay dalka Qatar....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay xariga ka jaray dhismaha xarunta wasaaradda warfaafina dhaqanka iyo dalxiiska...
Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xalay ilaa saaka waxaa laga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii...
Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee ayay ku dileen mid kamid ah horjoogayaasha maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho