Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yareey) oo maanta hortagtay xildhibaannada golaha Shacabka ayaa shaaca ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tixgelinta...
Baarlamaanka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta meelmariyay xeerka matalaadda Gobolka Banaadir. 142 mudane ayaa oggolaatay in uu Gobolka...
Kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Suxiyiinta gobalka Mudug isla markaana ahaa mid lagu codsanayay in la sii daayo...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta dhameeystiri doona xeerka Matalaada gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodaayeen. Intii ay...
Anthony Fauchi oo ah khabiir u qaabilsan arrimaha dhibaatooyinka ee Aqalka Cad ee Mareykanka, ayaa sheegay in waddankiisa uu "dhibaato...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo warbaahinta ugu warramayey magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka...
Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad oo ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka ayaa waxaa ay ka sameeyay degaano...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku bogaadiyey...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho