Guddiga-wadajirka ku meel-gaarka ah ee soo diyaarinta Xeerarka dhamaystirka sharciga Doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan kula yeeshay xarrunta guddoonka iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta Degmada Shibis...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ayaa maanta ku wareejisay qalab loogu talo galay ka hortaga Cudurka Corona Maamulka gobolka banaadir...
Maareeyaha Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan oo goordhaw la hadlay Radio mudisho ayaa sheegay in duulimaadyada la hakiyay...
Wafdigaan oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad waxa garoonka ku soo dhoweeyey maamulka degmada...
Wasaaradda caafimaadka maamul goboleedka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay xarun loogu talagalay Maareynta iyo Karantiilka dadka looga shakiyo cudurka...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirada caafimaadka dowlad goboleedyada ayaa maanta kormeeray xarunta hubinta...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ka hadlay xanuunka Corono Virus ee dunida ku faafay ayaa sheegay in...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo wareysi siiyay Radio Muqdisho Codka...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho