Kadib howlgallo amniga lagu xaqiijinayay oo ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen degaanka Janaale iyo nawaaxigiisa ayay kusoo qabteen horjoogihii...
Maamulka Jaamacadda Capital iyo Agaasinka waaxda caafimaadka gobolka Banaadir ayaa si wadajira ah usoo xiray tababar ku saabsan ka hortaga...
Kulankaan oo ahaa mid looga wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta labada wasaaradood ee Ganacsiga iyo Maaliyadda ayaa maanta...
Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa iyada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka & Duulista...
Barnaamijka Bandhiga Radiyaha waa maalinle oo aan uga hadalno dhacdooyinka caalamka ugu waa weyn waxaana uu idaacada ka baxaa marka...
Halkaan ka dhageyso warka duhur ee Radio muqdisho sabti 21-03-2020
Guddoomiyaasha ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda ayaa ardayda Soomaaliyeed u gudbiyay fariimo ku aadan ka hortaga caabuqa Coronavirus. Kulan aay...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxaan Ducaale Bayle oo maanta shir jar’id warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa goobo loo dalxiis tego oo ku yaalla degmada Luuq ee Gobalka Gedo,...
Ra’iisul Wasaaraha Jamahuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha,...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho