Munaasabad Kooban oo lagu qabtay aqalka dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa uu maanta xilkiisa kula wareegay Guddoomiye ku xigeenka...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Gudoomiyey shir looga hadlayey saamaynta balaaran ee ay ku yeesheen roobabkii daadadka...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay roobabka gu'ga ee ku soo...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ka duulaya saamaynta balaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Waxaa maanta magalada Baydhabo gaaray wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo ay wehliyaan xubno ka socday Xafiiska...
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiis Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo dhamaan Madaxda Wasaaradda Warfaafingta...
Axmed Faarax Gaatamow oo ahaa Agaasimaha Madbacadda Qaranka ayaa caawa maqribkii Muqdisho ugu geeriyooday wadno xanuun. Allaha u naxariisto Marxuum...
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo Maaliyadda Gobalka Hiiraan , Abuukar Cabdullaahi Maaddeey ayaa sheegay in maalintii labaad ay ka wadaan Baladweyne...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa ka...
RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirka Dardargelinta Istiraatiijiyadda iyo...
RADIO MUQDISHO:-Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa si weyn uga qayb galay aaska loo sameeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho