Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabe ka tirsan argagaxisada Alshabaab oo bam gacmeed ku tuuray bar-koontarool oo ciidamadu...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Guddigii uu dhawan magacaabay Madaxweynaha Galmudug aya caawa gaaray Deegaanka Bacadweyne ee Koonfurta Gobolka mudug si ay u qiimeeyaan xaaladda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta...
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub...
Wasiirka Qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Boostada iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya Eng.Cabdi Cabshuur Xasan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda...
Wabiga Jubba ee mara Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa saamayn u geystay beeralayda Degmada kaddib markii uu sameeyay fahataad...
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi-gelinta Marwo Basma...
Taliyaha Ciidanka Booliska Daraawiishta ee Gobolka Shabeelaha Hoose Gashaanle Dhexe Nuur Xayir Cali ayaa maanta 200 oo ah maro-kaneecooyin iyo...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho