Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa manta soo saartay warbixinta ku sadaasha fatahaadaha iyo daadadka roobka Guga ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xersi Warfaa ayaa maanta booqday isbitaalka Martini oo loo asteeyay...
Tirada dadka uu ku dhacay Coruna Virus ayaa kor u dhaaftay 3 milyan iyo 400 kun adduunka oo dhan, sida...
Afhayeen u hadlay hogaamiyaha xoogaga hubaysan ee mucaaradka Liibiya General Khaliifa Haftar ayaa si rasmi ah u sheegay in ciidamadoodu...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad Gobaleedka Galmudug mudane, Cali daahir Ciid, ayaa booqasho iyo kormeer ku tagay xarunta ka hortaga iyo...
Diyaarad siday gar gaar Caafimaad ayaa saakay ka degetay Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb. Agabkan Caafimaad oo ay...
Diyarada Turkish airline oo sidda deeqdii ugu horey oo ah Qalab caafimaad oo ay dowlada turkiga ugu deeqday Soomaliya ayaa...
Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed xasan , Wasiirka warfaafinta Xukummada Federaalka Soomaaliya Maxamed...
Kim Jong-un ayaa ka soo muuqday mid kamid ah fagaaraha bandhiga dalkiisa ka dib markii muddo labaatan maalmood ah lagagu...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho