Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ku hadlaya magaca Dowladda...
Magaalada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha hoose waxaa ka dhacay kulan dhexmarey Odayaasha Dhaqanka degmada iyo Saraakiisha Maxkamadda Ciidamada,iyada oo Saraakiisha...
Alle ha u naxariistee, waxaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ku dhintay, fannaan, laxamiiste, abwaan Axmed Ismaaciil Xuseen 'Xudaydi, oo...
Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa maanta oo Isniin ah ka Guddoomay...
Howlgalkani ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen tuulooyinka Buulo Urunji, Malable, Siigaale iyo Busleey, oo hoos yimaado degaanaka Janaale ee...
Salaadiinta, Waxgaradka, dhallinnyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa si...
Kulanka ay soo qaban qaabisay Wasaaradd Caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabeele ayaa u jeedkiisu ahaa in ladardar geliyo wacyigelinta cudurka Coronavirus...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho