Waxaa faah-faahino laga helayaa duqeymo xoog leh oo xalay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolada Shabeellada Hoose iyo Jubbada Dhexe,...
Ugu yaraan sagaal ruux ayaa laxaqiijiyay in illaa iyo haatan ay u geeriyooden feeruska cusub ee ka dilaacay dalka Shiinaha,...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo gelinkii dambe ee maanta ka amba baxay Muqdisho ayaa si diiran loogu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray barnaamijkan Bulsho Bile oo ay...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo kan Degmada Warta Nabadda ayaa si wadajir ah u dhagax-dhigay dhismaha waddo dhirirkeedu gaaraya 700m, oo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirrada dalalka Turkiga...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa cambaareysay weerarkii lagu qaaday Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Jaldeys ee degmada Afmadow...
Waxa uu ka mid ahaa ajnabiga argagixisada Al-Shabaab oo uu muddo ka tirsanaa, fariin cod ah oo uu soo duubay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashey qorshaha ku aadan bilaabidda howlgallada Batroolka Soomaaliya,iyadoo dowladuu ay xustay in qaab daah-furnaan ah...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay heleen Amaal Nuur Cusmaan...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho