Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn...
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta shaacisay in xaalad kale oo labaad oo Cudur COVID-19 ah laga...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa sheegay in guusha maanta laga gaaray dayn cafinta in ay ku timid...
Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada...
Ciidanka xoogga dalka ayaa degaanka daynuunaay oo qiyaastii 18 KM ujira magaalada Baydhabo ku dilay 12 maleeshiyaad ka tirsan argagixisada...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa ka warbixisay ahmiyadda shir looga hadlayay ka hortagga cudurka Caronavirus...
Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xuukamadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Aadan Dhubow ayaa maanta ka qeyb galay kulan...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa u sheegay shacabka reer Jannaale inay gacan ka geystaan...
Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Xasan Cabdinuur Aaden (Xasan Aalbaro) ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho