Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa gubay qaad farabadan oo si qarsoodi ah...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Gudiga Dibu-heshiisiinta iyo...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay kufsi saddex carruur ah loogu...
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha...
Cabduqaadir Cali Maxamed oo ku magac dheeraa Boolaay waxaa uu ku dhashay 17-kii febraayo 1930-kii, magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Maxamed Xayid Maareeye , Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Aadan Isaaq Cali...
Guddiga arrimaha gudaha,dib u heshiisiinta iyo xiriirka dowlad goboleedyada golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo tixgelineysa talooyinka caafimaad ee la...
Qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho