Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ay horkaceysay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta, Marwo Basma Caamir Axmed, ayaa...
Wafdi ballaaran oo ka socda golayaasha dowladda dhexe ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlad-goboleedka Puntland waxaana halkaas si...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed ayaa sheegay in Wasaaraddu ay dhisayso xarumo cusub oo ay ciidanka...
Guddoomiyaha Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, Nicholas Ndalana ayaa xaqiijiyay in ciidanka sida gaarka u tababaran ee dalka Kenya...
Suldaanka cusub ee Saldanada Cummaan Haytham Bin Daariq. Ayaa aqalka loo arrimiyo dalka cummaan ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ballaaran oo ka kooban wasiiro iyo qaar kamid ah xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto...
Waxaa Maanta Magaalada Dhusamreb ee Xarunta Maamulka Galmudug soo gaaray Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xaflada Caleema-saarka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne...
Wasiirka Caafimaadka ee Dalka , Mutahi Kagwe, ayaa Maanta oo Jimca ah shaaciyay in Qof qaba xanuunka Coronavirus laga helay...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed ayaa sharaxaad a bixiyay howlgallada ciidamada qalabka sida ay ka wadaan...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho