Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha bulshada...
Mashruucan oo loogu talogalay in sare loogu qaado adeega caafimaadka dhimirka ee dhallinyarada Soomaaliyeed ee ay qalalaasuhu saameeyeyn ayaa waxaa...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS iyo Hay'adda dhinaca Horumarinta u qaabilsan dawladda Talyaaniga, ayaa maanta si rasmi ah u kala...
Ciidamada maanta loo soo xeray tababarka ayaa ka kooban 198 bsarkaal oo 21 kamid ah ar dumar yahiin ,islamarkaana si...
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa amar ka soo baxay lagu mamnuucay in hub aan aheyn kan laamaha amniga lagu dhex...
Guji linkiga hoose ee Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Dalka 12 March 2020_War-saxaafadeed- COVID-19
Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qakabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday Maxamed Cali Maxamed, oo lagu heley dambi...
Kalluumeysatada gobolka Jubada hoose, ayaa sheegay in ay dhibaatooyin ku qabaan maraakiib shisheeye oo curyaamiyay howlahooda, xilli qiimaha kalluunka magaalada...
Wararka naga soo gaaray Magaalada Baladweynee ee Xarunta Gobalka Hiraan ayaa ku soo waramay in Degaan lagu Magacaabo Beero Yabaal...
Wasiirada waxbarashada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa isku afgartay in ay wada saxiixdaan iskaashi waxbarasho oo dhex mara labada dowladood, ka...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho