Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoog iyo Xeeladba maanta kaga qayb Galay Ololaha dib u dhiska Dalka ee Isxilqaan. Ololaha...
Ciidamada taliska Siiriya oo garab ka helaya kuwa Ruushka ayaa wali wada duqeynta Idlib ee dalka Suuriya iyo magaalada Neirab...
Muqdisho,26 Feb 2020......Duqeyn cirka oo si habsami leh looga soo liishaamay ayaa lagu dilay hogaamiye Alshabaab oo lala xiriirinayo weerarkii...
Ra’isulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa xilka ra’isulwasaaraha loo magacaabay 23 Febraayo 2017 kii 15 maalmood kadib doorashada...
Waxaa Magaaladda Khartoum ee caasimada dalka Sudan gaaray wafuud kala duwan oo ka qayb-galaya shirka Urur Goboleedka IGAD, kaas oo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa magaaladda Dooxa ee caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),Inj. Cabdullaahi Cali Xasan iyo wefdigii uu hoggaaminayey ee socdaalka shaqo ku...
Guddoomiyaha guddiga xuska 60 guurada xorriyadda iy midnimada oo ay dhinac taagnaayeen guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Maareeyaha Wakaaladda dhismaha Qaranka...
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar....
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho