Boqortooyada Sacuudiga oo Sheegtay inay si ku meel Gaar ah u Joojisay Waqtiga Cumrada Sababo La Xiriira Cudurka Corona. Dawladda...
Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in biyo la’aan ay soo wajahday shacabka ku nool degmadaasi,...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay waxa uu soo dhaweeyay...
Agaasimaha fulinta hey’adda lacagta aduunka IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in hey'adoodu heshay lacag ku filan oo lagu bixin karo...
Bangiga Horumarinta Afrika ayaa ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar oo ah deyntii ay ku lahaayeen....
Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa galabta lagu qabtay xarunta Dhallinyarada Gobolka kaasi oo uu shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa tababar u soo xiray Guddoomiye ku-xigeennada Amniga...
Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo arbaco ah ansixiyay miisaaniyada 2020 oo Wasaaradda Maaliyadda ay horgeysay dhawaan. 64 Xildhibaan oo...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islaw oo ka qeyb galaya shirka urur goboleedka IGAD uga socda dalka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho