Kulamada xubnaha gollaha shacabka Baarlamaanka JFS todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ka socotay dood adag oo looga doodayo Hindise sharciyeedka...
Agaasimaha Madaxtooyadda Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Danjire Xamuud Samraan...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed s/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiil kale oo kusugan Degaano katirsan Gobolka Mudug ayaa...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qamada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador...
Danjiraha Soomaaliya u fadhisa dalka India Marwo Faadumo Cabdullaahi Maxamuud ayaa xafiiskeeda ku qabishay Safiirka Jamuuriyadda Zimbabwe ee dalkaas u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho waxaa uu faahfaahin...
Shirka amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir iyadoo wax la iska weydiiyay dhacdadii ka dhacday Hotellka SYL oo...
Safiirka Mareykanka ee Soomaliya Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gareen dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca....
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...
ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho