Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu dhaqan galay Manhajka dugsiga dhexe, kaas oo dhawaan ay soo saartay...
Isbedelka cimilada Waxaa lagu tiriyaa mid kamid ah dhibaatooyinka waaweyn ee dunida ka jira qarnigaan, Soomaaliya oo kamid ah dalalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee Labada...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho,guddommiye ku xigeenadda Arrimaha bulshada, amniga,maamulka iyo maalidda iyo agaasimayaasha maamulka gobolka ayaa maant kusoo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray dhismaha Xarunta degmada...
Wasiirka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} iyo wafdigii uu hogaaminayay oo gaaray dalka Sacuudiga, ayaa waxaa si diiran...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Ali Khaire ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii ka yimid Somaliland una yimid taakuleynta walaalahooda ay...
Shaqaalahan ka socday waaxyada kala duwan ee wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah...
Xaflad ay soo abaabuleen Jaaliyadda Konfur Galbeed ee dalka Mareykanka,isla markaana lagu maamuusaayey sanadguurada koowaad ee ka soo wareegatay magacaabidda...
Taliska Qaybta 21-aad ee ciidanka XDS ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay weerarkii argagixise ee xalay ka dhacay Gaalkacyo...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho