Howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa 22 Sarkaal oo ka tirsn Boliiska AMISOM usoo gaba-gabeeyay tababar soconayay Sadex...
Waxaa soo idlaatay ciyaar xiiso badan oo u dhaxeysay degmooyinka Dharkiinleey iyo Waaberi ee gobolka Benaadir. Kulankaan oo geba-gebo u...
Kulan geba-gebo u ah tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka Benaadir ayaa caawa ka socda garoonka Ingineer Yariisoow ee magaalada Muqdisho. Kulankaan...
Taliyaha Ciidanka Boliiska sarreeye gaas, Cabdi Xasan Mahamed Xijaar) iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqday Xarunta Ciidanka Talyaaniga ( Carabinier-ga)...
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay colaal dad...
Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ee XDS oo maanta dhageysatey Dacwad Ciqaabeed loo heystay eedeysane D/Le...
Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo guddiga dhab u-heshiisiinta dowladda dhexe iyo Soomaaliland ayaa kulan ku...
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Jowhar tababar uga furay dufcadii sedexaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle....
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii qofkasta oo Soomaali ah uu ku heli lahaa daryeelka Caafimaad ee Aas-aasiga...
Dal dhisan iyo dad isjecel waxaa la helaa marka qof,qoys ama bulsho ay u istaagaan dhowrista deegaanka iyo ka hortagga...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho