Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo kulan u dhexeeyay agasimayaasha guud ee wasaaradaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada Aswan u jooga ka qayb galka madasha Aswan ayaa...
Mnaamulka iyo qeybaha bulshada ku dhaqan Beladweyne ayaa markale cabsi ka qaba in uu fatahaad sameeyo Webiga Shabeelle kaddib markii...
Kulanka Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ugu horeyn...
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane, Xasan Cabdulqaadir Maxamed, ayaa xarigga ka jaray dhismaha Xafiiska Bar-xuduudeedka Doolow...
Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo ka degay garoonka Diyaaradaha magaalada Jiddah ee...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Aswan ee dalka Masar uga qayb galay...
Illaa iyo 15 diblomaasi Soomaali ah oo ay ku jiraan seddex danjire oo heerkoodu sarreeyo, Agaasime waaxeedyo iyo diblomaasiyiin kale...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare iyo Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta daah furtay dib u eegis lagu sameynayo siyaasadda istaraatiijiyadda iyo...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho