Wariye Maxamed Macalin Xasan Fiidnimadii caawa ayey rag ku hubeysnaa bastooladu waxay ay gudaha u galeen guriga wariyaha oo kuyaalla...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Muadane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta waxaa uu kormeer ku tagay Xarunta Akadeemiyadda Cilmiga,...
Sacuudiga ayaa sheegay in ay ku biirayaan isbaheysiga uu hoggaamiyo Mareykanka,si loo sugo amniga biyo marinada caalamiga ah ee Bariga...
Warkan ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu yiri "Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa aqbalaadda waraaqaha aqoonsiga ee uu...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa tagay degmada Qoryooleey ee Gobolkaas, Qoryooleey Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa dad shacab...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey doorkii wanaagsanaa oo ay ka qaateen...
Howlgal ay sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo is garabsanaya ayaa lagu khaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ruushka u fadhiya Muqdisho, Mikhail...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)، oo maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho