Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudaan danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Jubba kulan...
Xubnaha Aqalka Wakiilada dalka Mareykanka ayaa meel mariyay shaci ka hortagaya waxa loogu yeeray xarig aan sabab lahayn, jirdil, iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Saalax Axmed Jamac ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho...
Ilaa 7-da caruur ah ayaa la sheegayaa in cuddurka shuban biyoodka uga dhinteen deegaanka Caato oo ka tirsan gobolka Bakool...
Dowlada hoose Xamar ayaa soo bandhigtay dhamaan gaadiidka kala duwan ee heeganka ugu jira maareenta magaalada iyo u diyaargarowga roobabka...
Soomaaliya ayaa ka qaybgalaysa Shir weynaha Isbedelka Cimilada ee kasocda Magaalada Madrid, kaasi oo ay ka soo qaybgaleen in ka...
Munaasabad iskugu jirtay xil wareejin iyo soo dhaweynta guddoomiyaha cusub ee degmada Shingaani, Aweys Shiikh Maxamed Amiin ayaa maanta ka...
Tababaro ku saabsan Socdaalka gaar ahaan baarista Dukumeentiyada safarka ayaa uga socda Saraakiisha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ka howlgala...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa waxaa maanta uu Xafiiskiisa Ku qaabiley Wafdi Ka...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta qoysaska danta yar ee ku nool degmada Howlwadaag iyo deegaanka Garasbaaley u qeybiyay agab iskugu...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho