Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in $5 Million oo doollar ay siineyso cidii soo sheegta xog horseedi karta in la soo...
Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta xaruntooda magaalada Muqdisho ku ansixiyay qodobo dhowr ah oo horyiillay...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS,Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daah-furay kulan laxiriiray ka qeybgalka...
Dowladda federaalka Soomaaliya , waxa ay eybaha kala duwan ee Bulshada, Hay’adaha samafalka iyo dowladaha saaxiibada ah, la wadaageysaa dhibaatooyinka...
Kumanaan ruux oo ashtakoonaya ayaa isugu soo baxay ana hareeyay dhismaha Baarlamaanka dalka malta oo ku yaalla magaalada Valetta ,kuwaas...
Maamulka gobolka Benaadir ayaa heegan galiyay kooxaha gurmadka deg dega ah iyo nuucyada gaadiidka ay adeegsadaan si ay uga hortagaan...
Munaasabad lagu daah furayo masraxa hal abuurka oo loogu talagalay in abwaanada iyo aqoonyahanada ay ku soo bandhigaan sugaan iyo...
Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta xilka kala wareegay Dr.Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyihii hore,...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka warbixiyay shir caalami ah oo uu kaga qeyb...
Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Xildhibaannada Goluhu waxa...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho