Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku saxiixay Muqdisho xalay fiidkii oo Axad ahayd...
Howlgallo socday muddo Seddax maalin ah oo Ciidamada Xoogga dalka ay ku baacsanayeen firxadka haraadiga argagaxisada Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanaya...
Ra,iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,(XFS) mudane, Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in Waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye lagu soo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee...
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kaashanaya hay'adda IESG ee ka taageerta arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya ayaa ku qabtay xarunta...
Golaha Aqalka Sarre ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sarre Kulakii 19-aad ee Kalfadhiga 6-aad iyadoona oo...
Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Benaadir Basma Caamir Jakeetti oo goordhow warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in...
"Isbadalka bulshadu sameyso ayaa lagu dhameyn karaa Aydhiska" waa halku dhigga sanadkaan ee maalinta caalamiga ah ee Aydhiska aduunka. Munaasibad...
Shirkan oo ay ay Ka qeyb galayaan dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya....
Booliska Holland ayaa qabtay nin la tuhunsan yahay inuu mindi ku dilay saddex dhallinyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho