Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa kormeerkiisii saddex biloodlaha ahaa ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay dhallinyaro ka socotay dalladaha iyo...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Mudane Cabdullaahi Bile Nuur, ayaa ka qeybgalaya shirka heer Wasiir ee Hal-abuurka Afrika, kaas...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Cabdi Xasan Xijaar ayaa magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti tabbabar ugu soo...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Akhrinta Labaad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo ay...
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah waxay u ansixiyeen Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee Shaqaalaha...
Kulan looga hadlayay doorka Haweenka ay ka qaadan karaan Amniga, Siyaasadda iyo Doorashooyinka ka dhici doona Dalka 2021 ayaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa...
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay diblomaasiyiin dalka u timid in ay tababarro siyaan diblomaasiyiinta...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho