Wifdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Jinsiyadda iyo Socdaalka Soomaaliya Col. Maxamed Adam Koofi oo maalmahaan ku sugnaa dalka Switzerland...
Ergeyga Q.Midoobay ee u xilsaaran dalka Yemen ayaa soo dhoweeyay yabooha ka yimid kooxda fallaagada ah ee Xuutiyiinta,kaas oo ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa 22-ka bishan u amba-baxaya dalka Marykanka, si...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u fasaxday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lacag gaareysa lix milyan oo dollar oo ahaa deeq...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa iska caabbiyay weerar argagixisada Al-shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka Ceel Saliini oo hoostag Aw-dheegle,iyagoo cadowga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Mudane...
Qaar ka mid ah saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweeyay wada-hadalada guusha kusoo idlaaday ee ku saabsanaa deyn...
Howlwadeeno ka tirsan xafiska Raโiisul Wasaaraha iyo wasaarada Arrimaha gudaha XFS ayaa ka qaybgalay maanta Heshiis lagu xaqiijinayo Amniga deeganada...
Xili maanta Dowlada Soomaaliya ay sixiixday hesiis ku aadan Qandaraasyada Raashinka iyo Shidaalka ee Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliyeed ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโaadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho