Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya ayaa waxaa loo qabtay Haween ka kala socday Degmooyinka...
Kulanka oo socday mudo saddax saacadooda ah ayaa waxaa looga hadlay howlaha Hay’ada dhaqaatiirta aan xaduuda lehyn (MSF) Soomaaliya ay...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta oo Sabti ah u furtay 25 suxufi oo ka kala socda Warbaahinta dawladda,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe...
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa tilmaamaya in Ciidamada Jubbaland iyo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed...
Munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka soconaysa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo ay halkaasi...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay shir lagu qabanayo London UK oo ay...
Wafdiga uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Magaalada garoowe kula kulmay Madaxweynaha cusub ee...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho